Isbadal lagu sameeyay Koontaroolada laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Habeen kahor dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar ku galay dhismaha Hotelka SYL oo kuyaala albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo ah goob amaankeeda si weyn loo ilaaliyo. Shaki badan iyo isweediino ayaa ka dhashay sida sahlan ee dagaalyahanada Al Shababa ku yimaadeen albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kuna fuliyeen weerar … Continue reading Isbadal lagu sameeyay Koontaroolada laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya